Press "Enter" to skip to content

Dagaal culus oo maalinkii labaad ka socda Hiiraan

Halgan — Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu maalintii labaad ka socdo inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buloburte ee Gobalkaas.

Wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r