JABUTI — Maamulka Dekaddaha Jabuti ayaa sheegay in uu soo kordhiyay nidaam digital ah oo sahliaya xiriirka xafiisyada kala duwan ee dekadaha dalka Jabuti iyo macaamiisha badeecooyinka soo marsada marsoonyinka.
Nidaamka loo soo gaabiyo DPCS ayaa fudeeyay adeegyada dakadaha Jabti. Warbixintan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramsan Musa.



Comments are closed.