Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Maxamuud Macallim Cabdulle

Muqdisho — Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in ay u baahan yihiin gargaar. Waxaa marti ku ah agaasimaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Bukhaari.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r