Press "Enter" to skip to content

Madasha Haweenka: Haweenka iyo burburka qoyska

Boosaaso — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay haweenka ku yeelato burburka qoyska, iyo sababta keenta in qaarkood aysan u madax-banaaneyn dhaqaalaha soo gala.

 

Waxaa soo jeedineysa Faaduma Yaasiin Jaamac.

 

Comments are closed.