Press "Enter" to skip to content

Dakadda Jabuuti oo soo kordhisay meel lagu dayactiro maraakiibta

Jabuuti — Dakadda Jabuuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga.

Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin shaqaalo iyo qalabka lagu dayactiro maraakiibta, kaas oo maraakiibta ugu tagi kara xeebaha iyo gunta badda cas maraakiibta u baahan dayactirka deg degga ah.

Mashruucaasi ayaa waxaa iska kaashaday Dowladda Jabuti iyo shirkad laga leeyahay dalka Netherland. Muhiimadda dayactirka maraakiibta Jabuti ayaa waxaa warbixintan ku eegaya, wariyaha VOA-da ee Jabuti, Ramasan Muse Jamac.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r