Press "Enter" to skip to content

Xamza oo Puntland ku amaanay dagaalka Daacish

Muqdisho — Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howgallo ka dhan ah kooxda Shabaab oo ay ka fulisay ilaa saddax gobol ay ku dileen in ka badan 40 ka tirsan maleeshiyada Shabaab oo horjoogeyaal ay kuiraan.

Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r