Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari.

Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho



Comments are closed.