Press "Enter" to skip to content

Madasha Haweenka: Doorka haweenka ee ganacsiga

Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee ganacsiga iyo caqabadaha ay kala kulmaan, waxaana marti ku ah Dr. Luul Maxamed Sheekh Cusmaan oo ka mid ah ganacsatada Muqdisho.

 

Comments are closed.