Press "Enter" to skip to content

Muran ka taagan guriga Hooyooyinka ee Muqdisho

Muqdisho — Haween ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka ayaa Arbacadi shalay soo fara-galiyay muran mudooyinkan ka taagnaa cidda ku shaqaynaysa dhismaha Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

Muranka ayaa u dhaxeeya Ururka Haweenka Qaranka iyo Wasaaradda arrimaha Qoyska iyo Xuququl Aadanaha. Haweenkan Bulshada Rayidka ayaa soo jeediyay in awaamiirta ku aadan gurigaasi looga dambeeyo Xukuumadda Soomaaliya. Xasan-kafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r