Press "Enter" to skip to content

Baydhabo oo ay ku soo badanayaan falalka tahriibinta dhallinyarada

Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay dalbadaan kooxahaasi wax tahriibiya.

Waxaa kaloo jira koox Soomaali ah oo la shaqeysta magafayaasha. Warkan waxaa soo diray wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r