Press "Enter" to skip to content

Shir Muqdisho loogu qabtay Qurba-joogta

MUQDISHO— Talaadadi shalay waxaa magaalada Muqdsho lagusoo gabagabeeyay, shirkii 4-aad ee Qurba joogta Soomaalida. Shirka ayaa looga hadlayay kaalinta hor’umarka iyo malagashiga ay qurba joogta ka qaadan karaan dhismaha dhaqaale & dowladnimo ee Soomaaliya.

Waxaa ka qeybgalay xubno badan oo qurba joog ah, waxaana gunaanudkii shirka lagasoo saaray war murtiyeed.Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa haddaba muhiimad da shirka ka wareystay, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xamse Xaadow.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r