Qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Boosaaso ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Puntland uu ku shaaciyay in maamulkiisa uu yeelan doono lacag u gaar ah sanadka soo socda ee 2025-ka.

Sidee looga falceliyey lacagta uu Deni sheegay in ay sameynayaan?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.