Burcad badeed bishii hore ku afduubtay markab kalluumeysi, oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo ay la socdeen 18 shaqaale xeebaha waqooyi bari ee Soomaaliya, ayaa dalbanaya lacag madax furasho oo dhan 10-milyan oo dollarka Mareykanka ah, sida uu sheegay sarkaal Soomaali ah.

Burcad badeed Soomaali ah oo haysata markab oo dalbaday $10 milyan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.