Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen oo u dhexysa beelo halkaas kasoo jeeda.
Dadaallo lagu xalinayo dagaal beeleedyo ka taagan Galmudug
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.