Kismaayo — Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka Kismaayo iyo maamulka Jubaland ay si weyn uga soo horjeesteen go’aankaas.
Faafaahinta warkan waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Comments are closed.