Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, wuxuuna ka hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin doorka dhallinyarada ee doorasho qof iyo cod ah, iyo caqabadaha xilligan ay wajahayaan dhallinyarada Soomaaliyeed.

Wicitaanka: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.