Hargeysa — Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland.
‘
Fiqi ayaa sheegay in qaar ka mid ah safiiradii goobjoogga ka ahaa doorashadaas ay la tiigsan doonaan sharciga, isaga oo ku eedeeyey inay ku xadgudbeen madax-banaanida Soomaaliya.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.
Comments are closed.