Syaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah, ayaa sheegay inay ka baaqsadeen isku soo baxyadii taageerayaasha ururkiisa ay ka samayn lahaayeen gobollada bariga Somaliland, colaadda ka soo korodhay awgeed.

Kaah oo joojiyey ololihii doorshada gobollada Bari ee Somaliland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.