Press "Enter" to skip to content

Aas loo sameeyay hooyo, gabadh ay dhashay iyo gabadh ay habar-yar u aheyd oo Nairobi lagu dilay!

NAIROBI—Boqollaal qof oo Soomaali ah ayaa ka qeybgalay aas shalay magaalada Naiorbi loogu sameeyay, hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar u tahay oo todobaadkaan si xun loogu dilay magaalada Nairobi.

Booliska Kenya ayaa sheegay, in ay wali wadaan baaritaanka dilka foosha xun ee lagula kacay Waris Daa’uud iyo gabahdeeda Amina Cabdirashid oo 21 jir aheyd iyo Nuseyba Dahir oo 12 jir aheyd oo ay habar yar u aheyd.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray, Yasin Cise Wardhere.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r