Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Xaaladda Soomaalida ku nool Seattle Washington

Magaalada Seatle ee Washington ee dalkan Mareykanka, oo ah magaalo ay ku wareegsan yihiin biyo, buuro iyo  dhul keeymo ah  oo cagaaran ayaa waxaa ku nool  Somaali badan oo halkaasi ku haysta ka shaqooyin kala duwan.

Haddaba, wariyaha VOA-da, Ibrahim Hassan Garabeey Daandurey oo dhawaan safar gaaban ku tegay halkaasi, ayaa wareeysi la yeeshay gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee  magaalada Seattle, Sahra Bashir Farah oo ku magac dheer “Sahra Baana.”

Waxuu ugu horeyn weeydiiyay goortii la aasaasay Jaaliyadda.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r