Press "Enter" to skip to content

Xasan Sheekh iyo Musevini oo dhowr qodob ku heshiiyey

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Yoweri Muvanei oo Sabtidii shalay ku kulmay magaalada Kampala ayaa sheegay, in ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin nabadda iyo xasilloonida mandiqadda Bariga Africa gaar ahaan Soomaaliya.

Comments are closed.