Press "Enter" to skip to content

VOA Somali oo kulan dadweyne ku qabatay Minneapolis

Minneapolis — Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa xalay magaaldada Minneaplis ee gobolka Minnesota ku qabtay, kulan dadweyne oo looga hadlayay doorashada Mareykanka ee dhaceysa Shanta bisha November.

Kulanka, oo ay ka soo qayb galeen dadweyne gaarayay ku dhowaad 200 oo qof, ayaa looga dooday murashaxa u qalma in la siiyo codadka Soomaalida Mareykanka sannadkan iyo waxyaabaha ahmiyadda u leh Soomaalida ee ay ku kala xulanayaan musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee Donald Trump iyo Kamala Harris.

Haddaba Nur Xasan Nur ayaa khadka talefoonka ee magaalada Minneaplis kula xiriiray, Caasha Ibrahim Aden isla markaana ka wareystay sida uu u dhacay kulankaasi dadweyne.

 

Comments are closed.