Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka: Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb)

Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka xanuunada dhimirka ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb), oo ah agaasimaha hay’adda caafimaadka maskaxda ee Dr. Xabeeb.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

Comments are closed.