Press "Enter" to skip to content

Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

Kismaayo — Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo dhaliyey khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Maamulka Jubbaland ayaa guul ka sheegtay dagaalka maanta halkaasi ka dhacay.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa arimanaasi waxaa uu ka wareestay afhayeenka ciidamada Jubbaland Gaashaanke Sare Maxamed Faarax Daahir.

 

Comments are closed.