Muqdisho — Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadi shalay lagu soo geba- gebeeyay shir caalami ahaa oo looga hadlay maal-gashiga iyo wax soo saarka beeraha Soomaaliya.
Muhiimadda shirkaan ayay Sahra Cabdi Axmed ka wareysatay, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.
Comments are closed.