Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ayiday xukunkii dilka ahaa ee horey ay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan racfaanka ay ugu rideen Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haystay inuu xaaskiisa gubay bishii Janaayo ee sanadkan.
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo ayiday xukunkii lagu riday Sayid-Cali Macallin
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho
- Wafti sare oo ka socda IGAD oo maanta gaaray Muqdisho
- ILEYSKA VOA: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo yabooha Jabuuti
- Dhallinyarada Mudug oo isku dayaya in xal u helaan colaadaha qabaa'ilka
- Turkiga oo maraakiib dagaal u diraya Soomaaliya
Comments are closed.