Press "Enter" to skip to content

Biden oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Daahir Carab

Washington — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii warqadaha aqoonsiga danjire-nimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya ee Maraykanka Danjire Daahir Xasan Carab.

Danjire Carab oo ay VOA-da wareystay ayaa sheegay, in madaxweyne Biden uu kala hadlay xiriirka labada dal, islamarkaana uu uga mahad-celiyay dowladda Mareykanka taageeradeeda Soomaaliya ee dhinacyada ammaanka, xuquuqul insaanka iyo bani'aadannimada iyo dhinacyada kale ee horumarinta.

Danjire Carab wuxuu u warramay wariyaha VOA-da, Sahra Cabdi Axmed.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r