Press "Enter" to skip to content

Tartanka Champions League ee Yurub oo xalay furmay

Madrid — Waxaa xalay furmay tartanka xiisaha leh ee dhinaca kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno Uefa Champions League.

Tartanka ayaa xilli ciyaareedkaan 2024-2025-ka ka duwan sidi hore. Waxaa ka qeybgalaya 36 koox, iyada oo wareeggiisa koowaad ay kooxaha qaab dhibco tirsi ah sida horyaallada caadiga ah oo kale ay ugu tartami doonaan.

Waxaa innoo haya Nuur Xasan Nuur iyo Maxamuud Mascadde.

 

Comments are closed.