Dhallinyarada ku dhaqan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay kaalin wanaagsan ka qaataan dadaallada nabadda ee lagu doonayo in lagu joojiyo colaadaha qabaa’iilka oo muddooyinkii u dambeeyay kusoo noqnoqday gobolka, kuwaasi oo dad badan ay ku dhinteen.

Dhallinyarada Mudug oo isku dayaya in xal u helaan colaadaha qabaa'ilka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay madasha Dooxa ee siyaasadda iyo Amniga
- Madaxweynaha Turkiga oo abaalmarin ku qaatay badbaadinta Falastiin


Comments are closed.