Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan xaaladaha ku xeeran hub sharci darro ah oo dhowaan lagu boobey degmada Caabudwaaq ee Galmudug. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Xasan Dhaqane.
Faaqidaadda: Hubkii lagu boobay Caabudwaaq
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Soomaaliya oo markii u horreysay laga billaabayo shidaal qodis
- Maxaa lagu xaliyey khilaafkii Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed?
- Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley
- Bandhigga VOA: Hanaanka Dowladda Muqdisho ee sameynta waraaqaha dhalashada
- Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug
Comments are closed.