Press "Enter" to skip to content

Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey

Garoowe — Guddiga doorashada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha degaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nugaal.

 

Warbixintan waxaa inoo soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

 

Comments are closed.