Kismaayo — Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey shan nin oo horey loogu helay inay gaysteen falal argagixiso oo ay u ku jiraan dilal loo gaystay shacab ay ku jiraan culimo.
Warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.



Comments are closed.