Press "Enter" to skip to content

Wicitaanka Dhageystaha: Kaalinta dhallinyarada ee horumarinta deegaanka

Muqdisho — Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarinta deegaanka, waxaana marti ku ah Najma Maxamuud Sheekh Cumar (Qaran bila) oo hindistay ololaha xus oo xaaq oo lagu horumarinayo deegaanka Soomaalida.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r