Press "Enter" to skip to content

Laftagareen oo gudoomiye cusub u magacaabay gobalka Bay

Baydhaba — Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bay.

Maxamed Isaaq Caracas oo horey u ahaa guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa loo magacaabay xilkaasi, waxaana la sheegay inuu u socdaalay isla magaalada uu guddoomiyaha ka ahaan jiray si uu iskugu dayayo inuu xalliyo is-qabqabsi ka jiray.

Guddoomiyaha waxaa waraystay weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh oo warbixintan inoo soo diray.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r