Tababaraha kooxda Liverpool ee Juergen Klopp ayaa raalligalin siiyay taageereyaasha kooxdiisa, kadib guuldarradii 2-0 ahayd ee ay kala kulmeen Everton kulankii derbiga ahaa ee ka dhacay garoonka Merseyside, taas oo damisay dhammaan rajadii ay ka qabeen inay ku guulaystaan koobka Premier league.

Klopp oo raalligelin ka bixiyay guuldarradii Everton
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.