Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay khudbad laga soo duubay la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed, waxa uu ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin siyaasadda maxalliga ah, arrimaha Dastuurka iyo khilaafka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya kala dhexeeya Itoobiya.

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasad ee dalka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.