Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa todobaadkan soo dhoweeyey codsi ay gudbisatay dawladda Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo caalami ah oo shaqada kala wareegi doona hawlgalka xilligan ee ATMIS marka lasoo gabagabeeyo bisha December ee sannadkan.

Maxay ciidamada ay Soomaaliya codsatay uga duwan yihiin kuwa ATMIS?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.