Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha Uganda oo Kampala ka daah-furay Salaam Bank oo ah bankigii ugu horreeyay ee Islaami ah

Xafiiska madaxweynaha Uganda ayaa shaaciyay in laan ka tirsan Bankiga Salaam ee fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Arbacadii laga daahfuray dalka Uganda, iyada oo bankigan uu yahay  hay’ad maaliyadeed oo waafaqsan shareeca Islaamka, sida uu shaaciyay xafiiska Yoweri Museveni.

Comments are closed.