Press "Enter" to skip to content

Wararkii ugu dambeeyay ee dib-u-eegista Dastuurka

Dowladda, siyaasiinta iyo daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya ee beesha Caalamka ayaa si weyn ugu kala aragti duwan wax ka bedelka lagu sameeynayo dastuurka federalka ee Soomalia, iyada oo dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed ay ka kala socda magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho.

Comments are closed.