Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Wasiirka Maaliyadda oo sharxay deynta laga cafiyay Soomaaliya

Toban waddan oo ku jira Naadiga Paris Club oo Soomaaliya ku lahaa in ka badan 2 bilyan oo dollar ayaa oggolaaday inay dayntaas ka cafiyaan Soomaaliya, sidaasi waxaa VOA u sheegay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmihii laoso dhaafay ku sugnaa magaalada Paris ee Faransiiska.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r