Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan sannad walba 15ka bishan May. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa u jeediyay dhalinyarada khudbad isugu jirtay, baraarujin iyo Dhiirigelin.
Madaxweyne Xassan oo ka qayb galay xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Dowladda federaalka iyo Jubbaland oo siyaabo kala duwan uga hadlay shaqaaqo ka dhacday Kismaayo
- Martida Makarafoonka: Garyaqaan Amiin Haaruun
- Wareysi: Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
- Caweyska Washington: Fankii Xaliima Khaliif Cumar (Magool)
- Jubaland oo ka jawaabtay eedo uga yimid Dowladda Federaalka
Comments are closed.