Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ka hadlayey shirka Machadka Daraasaadka Siyaasadda Heritage oo ka socda Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda musuq-maasuqa ee Soomaaliya oo uu sheegay in Soomaaliya ay meelaha ugu liita ay kaga jirto adduunka.

Ra'iisul Wasaare Xamza oo ka hadlay musuq-maasuqa Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.