Hay’adda Duulista Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku eedaysay mas’uuliyiinta hawada ee Somaliland inay carqalad ku hayeen duulimaadyada maraya hawada tan iyo bishan Febraayo 11-keedii.

Dowladda Federaalka oo Somaliland ku eedeysay 'inay carqaladeyn ka waddo' hawada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.