Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta kasii socotay doodda ku saabsan cutubka koowaad ee dastuurka oo wax ka beddelka ay kusoo sameeyeen guddiga madaxbannaan ee dib u eegista dastuurka, isla markaana ay ansixiyeen guddiyada arrimaha dastuurka ee labada aqal.

Golaha Shacabka oo mar kale maanta ka dooday wax ka beddelka dastuurka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.