Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka. Laakiin khubaradu waxay su'aal galiyeen sida ay uga go'an tahay Washington iyo awoodda ay u leedahay inay dejiso xiisadda gobolka.
Muxuu Aqalka Cad ka yiri is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Itoobiya oo sheegtay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii Ankara
- Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo
- Masar oo xaqiijisay in ay ku biireyso howlgalka AUSSOM
- Maxay ka dhigantahay guusha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada?
- Duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo oo maanta hakaday
Comments are closed.