Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay shan qof dhinteen, toddoba kalena ay dhaawacmeen kadib markii qof ismiidaamiye ah uu saaka isku qarxiyey maqaayad ku taal degmada Xamarweyne.
Booliska oo faah-faahin ka bixiyey qarax maanta ka dhacay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda dagaal ee Ceerigaabo
- Maxkamadda Gobolka Banaadir oo 2024 qabatay kiisaskii ugu badnaa
- Mashaariic horumarineed oo laga dhisayo Boosaaso
- QM oo ka walaacsan xukuno dil ah oo ka dhacay Soomaaliya
- Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado xildhibaan Abiib
Comments are closed.