Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shalay aheyd sheegtay, inay soo dhaweyneyso kulanka lagu wado in madaxda urur goboleedka IGAD ay 18-ka bishaan isugu yimaadaan dalka Uganda, kaas oo laga hadli doono xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Mareykanka oo soo dhaweeyay shirka IGAD ee looga hadlayo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.