Beeraleyda Gobalka Hiiraan ayaa la sheegayaa inay dib u billaabeen qodoshada beeraha ka dib dib u dhacii iyo khasaarahii ay kala kulmeen fatahaadahii saamaayey dhul beereedka dabayaaqadii sannadkii hore.

Beeraleyda Hiiraan oo dib u billaabay tacbashada kadib fatahaadihii
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.