Ra'isul Wasaaraha Soomaaliyaa Xamza Cabdi Barre oo ku sugan magaalada New York, ayaa VOA u sheegay in khubadda uu ka jeedin doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu diiradda ku saari doono xaaladda Soomaaliya ee dhinacyada amniga, oo uu sheegay in horumar weyn laga sameeyay.

Wareysiga Ra'isul Wasaare Xamza Barre (Qeybtii labaad)
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.