Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in xiriirka kala dhaxeeya dadka ku nool Puntland uu fiican yahay, balse maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Deni uu sheegay inuu tirsanayo tabasho ilaa haatan aanu garanayn waxay salka ku hayso.

Muxuu R/W Xamza ka yiri khilaafka Federaalka iyo Saciid Deni?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.